BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
duqa degmada bosaso oo ka hadlay xariga afgaduud
Duqa degmada bosaaso cabdirisaaq xareed ayaa Maanta ka hadlay ,Xadhiga Nabadoon Af-Guduud,iyo Qabashada Raga Ugaadeeniya iyo waliba xaalada gadmada bosaaso.

Duqa ayaa xadhiga Nabadoonka ku sheegay inuu ahaa mid toosan,waxana uu Carabaabay in Nabadoonkaasi aanu Haatan ka mid ahayn Nabadoona La shaqeeya Dawlada isla markaana uu dhawor jeer warbaahinta ka sheegay wax Maamulka ku ah Khal Khal.

Cabdirisaaq xareed oo Khudbad dheer ka jeediyay hoolka dawlada hoose ee magaladan bosaaso,dhanka kale ayaa waxaa uu Tilmaamay qabashada Raga Ugaadeeniya ee ay qabteen ciidanka Booliska kuwaasi oo sheegay inay khal khal ku hayeen Amaanka Puntland.

Cabdirisaaq xareed ayaa Amaanay Booliska Puntland oo ku sheegay kuwa Geesiyaal ah oo Gacmaha qabta kuwa qaska kula wareegaya Puntland, Duqa dagmada bsaaso cabdirisaaq waxa uu dhaliilay dadka wax xuma Tashiilka ah ee Puntland ka Hor imanaya Hanaankeeda Amaan.

Khudbadii cabirisaaq xareed shirkii kadhacay hoolka dawlada hoose ayaa waxa dad badani u Fasi sheen mid Asal ahaan Xanbaarsan Arimo Gaar ah iyo Ujeedooyin Lagu weeraryo Cid kasta oo ka soo hor Jeeda Talaabooyinka Ciidamada Puntland ay ku baadigoobayaan Dadka aan u dhalan Goboladaasi ee la sheegay inay Amaanka Puntandl Cagaha hayaan.

Akhristayaasha: 189
|| Aragtida - Comments (0) || Qor Rayigaaga - Write Comment ||
 
Share |
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService