BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
Wararka Soomaalida iyo Caalamka
Dowladda Holland Oo Markab Dagaal U Soo direysa Xeebaha Soomaaliya (June 23, 2010)
June 23, 20100 Dowladda Holland ayaa sheegtay in ay xeebaha Soomaaliya u soo diri doonto markab nooca quusa ka dib markii ay ogolaatay codsi oo uga yimi NATO. Markabka dagaal ayaa ka qayb qaadan
Gen Cabdisamad Cali Shire oo gaaray magaalada Gaalkacyo kuna sii jeeda dalka Ethiopia (June 21, 2010)
Cabdisamad Cali Shire Madaxwayne kuxigeenka puntland ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Madaxwayne ku xigeenka ayaa waxaa ku so dhaweeyay banaanka magaalada Gaalkacyo , maamulka Gobo
Buug loogu magac daray Burcad Badeed oo lagu soo bandhigay magaalada Boosasso (June 21, 2010)
Waxaa lagu soo bandhigay xaflad ka dhacday Hotelka Amal Plaza ee magaalada Bosaaso buug loogu magac daray Burcad Badeed. Waxaa Bandhgii Buugan ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka degma
Anelka oo masaafurin kadib maanta oo isniin ah soo garay London (June 21, 2010)
Nicolas Anelka ayaa soo caagadhigtay maanta magaladda London. cayaartoyga uu dhashay faransiska ah oo hatan dhanka weerarka uga cayaara kooxda chelsea ee cariga Ingiriska ayaa maantaa soo garay ma
Xarakatul alshabaab al mujaahidiin oo weerar xoog leh ku qaaday ciidamada Burundi ee ku (June 20, 2010)
Weerar ay qaadaan Xarakadda shabaabul mujaahidiin ee soomalia ayaa weerar xoog leh oo ay ku qaaday ciidamada Burundi ee ku sugan caasimada soomaliya ee Muqdisho. weerarkaan ayaa ugu yaraan waxaa ku d
Eto melez zanawi oo ka hadlay arimaha Soomaaliya. (June 19, 2010)
R/wasaaraha wadanka Ethiopia Meles Sanawi ayaa waxa uu si aad ah ugu hadlay xaaladda ka taagan wadanka Soomaliya iyo dagaalada ay Al qaacida ka wado gudaha wadanka Soomaliya, waxa uuuna beesha ca
Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaliya Shariif Xasan oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho (June 19, 2010)
Shariif Xasan iyo wafdi uu hogaaminyo ayaa ka soo degay garoonka Aadan Cadde Iternatioanl Airport ee magaalada Muqdisho. wafdiga Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay xubno badan oo ka
Ronnie Lee Gardner ayaa 25 sano ka dib lagu xukumay dil toogasho ah (June 17, 2010)
Ronnie Lee Gardner ayaa 25 sano ka hor waxaa u dilay abuukaate Michael Burdell sanadku markuu 1985, ka dib markii uu isku dayay inuu ka baxsado maxkamad ku socotay taas oo lagu eedeeyay in uu dilay M
Mareykanka oo Nin Soomaali ah ku xayiray dalka Masar. (June 17, 2010)
Dowladda Mareykanka ayaa dalka Masar ku hakisay Duulimaadka nin Soomaali ah oo ay sheegtay In uu xiriir la leeyahay Kooxda Alqaacida. Yaxye Wehliye oo ku sii jeeday dalka Mareykanka ayaa bishii May
Urur Goboleedka IGAD oo ugu baaqay UN-ka in ay la wareegaan Howlaha nabad ilaalinta Somaliya (June 17, 2010)
Urur Goboleedka IGAD ayaa kulan ay ku yeesheen xarunta wadanka Ethopia ee Addis ababa waxaa ay maalinimadii Arbacada warqoraaleed ay soo saareen ugu baaqeen UN-ka in uu la wareego howlaha naba
Maamulka Xarkada Al shabaab Oo Amaro Kala Duwan Kusoo Rogtay Shacabaka Ku Dhaqan Gobolka Hiiraan (June 17, 2010)
Maamulka Xarakada Mujaahidinta Al Shabaab ee gobolka Hiraan ayaa shacabka Magaalada Baladweyne ku soo rogay amaro fara badan iyagoo saakay gudaha magaaladaasi ay dhex wareegayeen gaadiid lagu soo xira
South africa oo afka ciida loo daray (June 16, 2010)
Waxaa maanta biloowday is argii labaad ee ciyaaraha aduunka ee kadhacaya dalka south Africa waxaana lagu bilaabay shouth Africa iyo wadanka Uruguay ee ka tirsan wadamada uga qeybgalaaya koobta qarad
Home.Switzerland oo ka badisay xulka Spain (June 16, 2010)
Ciyaartii dhexmartay wadamad spain iyo switzerland ayaa noqotay kulankii ugu yaabka badnaa maxaa yeelay waxaa ka soo Baxay natiijo aan la fileeyn madaama laga badshay spain oo la islahaa waxeey ku bad
Deeq bixiyayaasha oo lacag siinaya Kenya iyo Seychelles si ay ula dagaalamaan Burcad badeeda. (June 16, 2010)
Qaramada midoobay ayaa sheegtay in wadamada Deeq bixiyayaasha Caalamka ay ugu yaboohayaan Lacago Dowladaha Kenya iyo Seychelles si ay uga Hortagaan Kooxaha Burcad bedeeda Somalida. Madaxa la dagaal
Wararkii Hore:
    1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46   
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService