BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
Wararka Soomaalida iyo Caalamka
27-ka June maalinta xoriyadda Jabuuti (siduu gumeestihii Faransiiska kusoo galay jabuuti?) (June 27, 2010)
Maanta oo kale 33-sano kahor ayaa shacabka Jabuuti ay xornimadooda ka qaateen gumeystihii Faransiiska oo dalkaasi xoog ku heystay in ka badan hal qarni. Fantasiyo loogu dabaal dagayo sanadguuradii
Jacaylka Sanaddka Iyo Waayaha Dhalinta. (June 27, 2010)
Labadda qof ee isu ah lamaanaha..”Lab iyo Dhedig” inta aysan is guursan waxay sheegaan xiliga haasaawahooda in ay is jecel yihiin oo ay is doonayaan kana dhaxeeyo Jacayl wanaagsan oo leh Mustaqbal w
G20: Mudaharaad aan caadi ahayn oo ka dhacay magaalada Toronto ee Canada (June 26, 2010)
Magaalada Toronto ay kulan ku leeyihiin 20 wadan ee aduunka ugu qanisan ayaa waxaa kasocda mudaharaad aad u balaaran oo rabsho dhaliyey. Kumanaan mudaharaadaya ayuu isugu soo baxay bartamaha maga
Ghana oo badbaadisay sharafti africa ee koobka aduunka una gudubtay wareega sedexaad (June 26, 2010)
Tartanka koobka adduunka ee ka socda dalka Konfur Africa waxaa uu galay marxaladda labaad kaddib markii wareegyadii isreebreebka oo ka koobnaa sideed guruub oo ey ka qeybgaleen 32 koxood, ey ka so
Amsterdam- digniin qumbulad (June 26, 2010)
Amstrdam-xaruunta sariifka lacagaha adunka iyo suuqa is dhaafsiga bayaacmushtarka ayaa gari halka marayeey loga shakiyeey innay ku jirto qumbulad. meesha digniintaa qumbuladda kaso yeertay ayaa aha
TGF iyo ASWJ oo beeniyay in ciidamo ka tirsan ay u galeen Shabaab. (June 26, 2010)
Saraakiisha DKMG Somalia Iyo Culumaa,udiinka Ahlu Suna ee ku suagan degmada Doolow ee gobolka Gedo Ayaa Beeniyay In Ciidamo Ka tirsan Ay U Goysteen xaragada Shabaab Iyagoo Tilmaamay In Goor Dhow Ay D
Daawo Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo dadkii weli ku jiiran saf fafk (June 26, 2010)
Daawo Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo dadkii weli ku jiiran saf fafka dhadheer ee gobaha codbixintaa.
Madaxweyne Shariif oo Xaley Ka Hadlay Doorashada Somaliland Maanta Ka Dhacaysa (June 26, 2010)
Muqdisho: Madaxweynaha dowlada ku meel gaarka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xaley khudbad dheer oo uu ka jeediyey munaasabada xuska 26-ka June waxaa uu kaga hadlay doorashada madaxtinima
Doorashadii Oo Si Habsami Ah Uga Bilaabatay Somaliland (June 26, 2010)
Hargeysa: Waxa saaka todobadii subaxnimo ka bilaabatay dhamaan goobihi Somaliland doroashada Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Somaliland ay ugu talo gashay ayaa saaka ka bilawday. Saaka subaxnimadi markay
Soomaalidii Yemen u tahriibijirtay oo mudooyinkii u dameeyey hoos u dhacday (June 25, 2010)
Qunsuliyadda Soomaaliya ee dalka Yemen ayaa sheegtay in ay yaraadeen sanadkaan tahriibayaashii Soomaalida ahaa ee gaari jiray dalka Yemen marka loo fiiriyo sanadihii hore. Xuseen Xaaji Axmed Qunsul
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in uu dhamaad yahay qorshaha dalka lagu nabadeynayo (June 25, 2010)
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan abaabulkii ugu dambeeyay ee wax looga qabanayo xaaladda ammaanka ee dalka Soomaaliya. Taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soo
kooxda kubadda cagta ee Italy oo fadeexad kala tagtay koobka aduunka ee 2010 (June 24, 2010)
Kooxda kubada cagta ee dalka talyaaniga oo hayey koobkii aduunka ee 2006 ayaa lagu reebay wareega koowaad koobka aduunka ee 2010. arinkan ayaa noqonaya mid mucjiso ah oo aduunka ka yaabiyay ka dib
Wasaarada Warfaafinta DPL Oo Amaro Kusoo Rogtay Warbaahinada Ka Howlgala Degaanada Puntland (June 24, 2010)
Qoraal kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa ahaa mid ku wajahan warbaahinta Puntland ee kala gadisan sida Telefishinada,Idaacadaha,Websiteyada IWM. Qoraalkaan oo ahaa mid uu ku sixiixan
Diyaarado nooca dagaalka oo jawi aad u hooseeya ku socday ayaa xalay guuxooda laga maqlayay magaalada boosasso ee xarunt (June 23, 2010)
Diyaarado nooca dagaalka ah oo ku socda joog hoose ayaa xalay guuxooda laga maqlayay magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Waxaa la sheegay in diyaaradahan ay ka soo dul kacayaan Markab ay cii
Wararkii Hore:
    1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46   
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService