BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
Wararka Soomaalida iyo Caalamka
Michel Platini Oo Ka Soo Baxay Cisbitaal Uu Ku jiray. (July 10, 2010)
Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta ee Yurub Michel Platini ayaa dib uga soo baxay Cisbitaal uu ku jiray halkaasi oo la dhigay ka dib markii ay la soo dirstay Xaalad Caafimaad dari isagoona la dhigay Ci
Xarakada Al-Shabab oo Xukun Qisaas ah ku Fuliyay nin ay ku Edeyeen in u Basaas u Yahay Dowlada Ethopia (July 10, 2010)
Maamulka Xarakada Al-Shabaab ee Gobolka Bay ayaa ku ee dayay Nin lagu magacaabi jiray Ibraahim Cabdulqaadir Xassan oo 38-sano jir ah ay soo dirasatay dowlada Ethopia si uu qaab baasaas ahaan uu war
Jacaylka Sanaddka Iyo Waayaha Dhalinta. (July 9, 2010)
Labadda qof ee isu ah lamaanaha..”Lab iyo Dhedig” inta aysan is guursan waxay sheegaan xiliga haasaawahooda in ay is jecel yihiin oo ay is doonayaan kana dhaxeeyo Jacayl wanaagsan oo leh Mustaqbal waa
Koobka cayaaraha aduunka ee dalka Koonfur Afrika ayaa dhigay taariikh cusub oo gashay aduunka (July 9, 2010)
Koobka cayaaraha Aduunka ee dalka Koonfur Afrika lagu qabtey ayaa dhigaya taariikh cusub oo gasha diiwaanka buugta: Waa markii u horeysey ee Qaarada Afrika lagu qabto, sidoo kale waxaa Finale-ka joog
Duqa degmada Bosaaso Maxamud farax Beeldaaje oo Galabta u anbabaxay Magalada Garoowe (July 8, 2010)
Maxamud farax Beeldaaje ayaa waxaa uu safar ugu anbabaxay magalada garowe ee caasimada puntland halkaasi oo uu kaga qayb Galayo shir ay yeelanayaan gudoomiyayaasha degmooyinka puntland kaasi looga had
Dowlada Eritrea oo kahadashay Go aankii Igad. (July 8, 2010)
Dowladda Eritrea ayaa go aan aan laga fiirsan ku tilmaamtay go aanka ciidamada Cusub loogu soo dirayo Soomaaliya iyadoo sheegtay in ciidamadaasi ay ka sii darayaan Xaaladda dalka Soomaaliya. Mar
Lizza oo ah 21 jir u dhalatay maraykanka oo ku dhacay xanuun qatar ah (July 7, 2010)
Lizzie Velasquez oo gabar ah u dhalatay gobolka Texas ee dalka maraykanka ayaa la garan la yahay xanuunka haye iyadoo booqatay dhaqaatiir fara badan oo caalamka ka mid ah islamarkaana ay ka baareen dh
Mooshin ka dhan ah Raisal wasaare sharmarke oo loo gudbiyay gudoonka barlamaanka. (July 6, 2010)
Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegay inay guddoomiyaha baarlamaanka u gudbiyeen mooshin ku saabsan in xukuumaddu ay kalsooni weydiisato baarlamaanka. Xubnahan
Holland oo dhamaadkii usoo baxday finalka (July 6, 2010)
Holland ayaa taarikhda markii sadexad soo gadhay Wareega dhamadka ah, cayaaraha aduunka ee kubadda cagta. Holland ayaa Uruguay 3-2 kaga badisay.Qaranka holland ayaa 6/7/2010 dhamad soo gadhay(fin
wasiirka warfaafinta dawlada fedaraalka oo xilka la wareegay (July 6, 2010)
Munaasibad balaran oo ay xilalkoodii ay ku kala waregayeen Qaar akamid ah wasiiradaxilalka cusub lomagacaabaya ayaa waxay ka dhacday xarunta wasarada war faafinta Somaliya ee Magalada Mugadisho. Xa
Howlgal lagu sugaayo amaanka oo kabilaabanaya magalada bosaaso. (July 6, 2010)
Gudoomiyaha gobolka bari shekh cabdi xaafid cali yuusuf oo lahadlayay saxafada ayaa shegay in ay in howlgalo lagu barayo guryaha ku yala magalada bosaaso ay ka bilaabi donaan cimada amaanka magalada
Shilgaari oo sabay dhimasho iyo dhawac oo kadhacay wadada isku herta bosaaso iyo garowe. (July 5, 2010)
Shilkaan gaari ayaa kadhacay degmada dengoray ee gobolka nugaal waxaana ku dhintay dad gaaraya 9qof oo ay kamid yihiin 5-haben ah iyo waliba labo caruruur ah. Shilka ayaa yimi ka dib markii uu ro
Madaxweyne Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayay oo maanta u dhoofay dalka Itoobiya. (July 4, 2010)
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Sharif Sheikh Axmed ayaa Muqdisho ka duulay si ay uga qayb galaan shirka aan caadiga ahayn ee Madaxda waddamada IGAD uga furmay
26 qof ka badan ayaa ku dhintay Muqdisho (July 2, 2010)
Dagaal culus, ayaa wali ka socda qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 26 qof, ayaa ku dhintay dagaal maalintii 3-aad ka socda Muqdisho, kaasoo u dhaxeeya kooxaha mucaaradka ee Al-Shabaab
Wararkii Hore:
    1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46   
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService