| Wararka Soomaalida iyo Caalamka |
Wakiilka gaarka ee qaramada midoobay ayaa sheegay in dowlada soomalia aysan laheen awood ay isku difaacdo (August 20, 2010) Wakiilka gaarka ah ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa uga warramay BBC-da laanteeda Afka Sawaaxiliga sida uu u arko xaaladda dalka Soomaaliya ka taagan x |
ciidamada AMISOM ayaa dalbaday ciidamo dheeraad ah si ay wax uga qabtaan xaalada dalka Soomalia (August 19, 2010) Saraakiisha ciidamada AMISOM ee ku sugan xarunta Soomaaliya ee Muqdisho ayaa dalbaday in ciidammo dheeraad ah, si ay wax uga qabtaan xaaladda uu dalka ku jiro.
Ciidammada AMISOM ee ku sugan Muqdish |
Gudoomiyayaasha Gobolada Puntland oo lagu soo rogay amar ku aadan safaradooda (August 18, 2010) Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Puntland C/laahi Jaamac (Ilkajiir) ayaa maanta xafiiskiisa ka soo saaray wareegto lagu xakamanayo safarada ay galaan godoomiyayasha gobolada iyo degmooy |
Madaxweynaha Puntland oo Xariga Kajaray Garoonka Cusub ee Garoowe (August 17, 2010) Garoowe:(ufayn.com)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee magaalada garoowe oo ah mid cusub islamarkaasna uu dhism |
Dagaalo Culus oo Maanta ka Dhacay Qaybo Kamid ah Magaalada Mogdisho (August 16, 2010) Ugu yaraan sagaal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay dagaallo culus oo galabta ku dhexmaray magaalada Muqdisho ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kooxaha mucaaradka ee ka soo horjeeda.
Dagaal |
Ciidamada Amaanka & Malayshiyo Beeleed oo Maanta ku Dagaalamay Duleedka Garoowe. (August 16, 2010) Garoowe:(ufayn.com)-Waxaa maanta Barqadii Duleedka magaalada Garoowe ee Caasimada dawladda Puntland isku farasaaray Malayshiyo Beeleed kasoo jeedda midkamid ah beelaha Garoowe degta oo haysata kuna ha |
Madaxweynaha DKG ah ee Somaliya Shariif Sheikh Axmed Oo U safray Dalka Sudan (August 16, 2010) Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta ka dhoofay magaaladda Muqdisho isagoo kusii jeeda dalka Suudaan.
Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyey masu |
Madaxweyne Obama oo daafacay qorshaha masjidka New York (August 16, 2010)
Obama oo martiqaaday muslimiin
Madaxweyne Obama, waxa uu daafacay qoshaha muslimiinta maraykanku ay ku doonayaan inay masaajid weyn iyo xarun dhaqameed ka dhisaan degaanka Manhattan ee New York, |
Raysalwasaare Cumar A.rashid Oo Dib Ugu Soo Laabtay Casimadda Dalka Somaliya (August 15, 2010) Raysalwasaaraha DFKG ah ee Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa dib ugu soo laabtay maanta magaaladda Muqdisho.
Raysalwasaaraha ayaa maalmihi lasoo dhaafay so |
AMISOM ayaa sheegtay ineey isku balaarineeyso magaalada Muqdisho (August 15, 2010) Afhayeenka ciidammada AMISOM Maj. Behuko Barigye oo saxaafadda Muqdisho la hadlay saakay ayaa sheegay inay isku ballaarinayaan magaalada Muqdisho ayna saldhigyo cusub oo hor-leh ka sameysanayaan magaa |
Agaasimihii idaacada HorseedMedia oo xarig 6 sano ah lagu xakumay (August 14, 2010) Maxkamada darajada koowaad ee Bosasao ayaa 6 sano oo xarig ah ku riday agaasimihii idaacada Horseed Media ee Bosaaso,ka dib markii xabsiga loo taxaabay shalay galinkii danbe.
Waxaa agaasimaha loo h |
Mario Balotelli oo heshiis 5 sano ah u saxiixay naadiga Manchester City (August 13, 2010) Mario Balotelli oo ah cayaartooy da yar ah ayaa u saxiixay naadiga Manchester City heshiis gaaraya ilaa 5 sano, waxaa sidaa lagu sheegay shabakada wararka ee ee naadigaas.
Mario Balotelli ayaa u ca |
Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Ufayn oo ka war bixiyey Xaaladda Amaan ee Degaanka Ufayn (August 13, 2010) gudoomiye Kuxigeenka Degmada Ufayn md.Bashiir Cabdi xuseen (Cashur) ayaa waxa uu ka warbixiyey xaaladda amaan ee Degaanka xilli ay jireen hadalhayn ku saabsan in ay soo galeen Degaanka Firxadkii ka y |
Dad qirtay qaraxyadii Kambala (August 13, 2010)
Danbibaarayaasha Uganda ayaa xiray afar qof oo ay ku sheegeen in ay ka danbeeyeen labadii weerar ee banbaano ee lagu qaaday magaaladda Kambala bishii hore oo lagu dilay dad ka badan todobaatan qof o |
Wararkii Hore: 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 |