BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA 13:00 GMT
VOA 16:00 GMT
VOA 17:00 GMT
jaamacad bariga africa ee magaalada Boosaso (video)
Tacsi inaalilaahi wa inaa ilahay rajucuun waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh
Tahniyad Dhalasho
Tahniyad Dhalasho
Riz Khan oo ka hadlay arimaha Soomalia iyo alshabaab
Al jazeera oo booqatay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada SCC
Dowlada KMG ee soomaaliya ayaa militeri ahaan u adeegsata ciyaal aad u yar
wiil soomaaliyeed oo qaadaya anaasheed qiimo leh
Wararka Soomaalida iyo Caalamka
Ciidama Booliska ee magaalada Burco oo xabsi dhigay dhalinyaro looga shakisan yahay ururka alshabaab ee ka dagaalama koo (September 5, 2010)
Ciidamada Booliska ee Gobolka Togdheer, ayaa shalay hawl-gallo ay sameeyeen ku qab-qabtay oo xabsiga u taxaabay dhalinyaro ay sheegeen in lagu tuhunsan yahay inay xidhiidh la leeyihiin Kooxaha xag-jir
Raiisul wasaaraha Soomalia Sharmaarke ayaa maanta kulankii golaha wasiirada ku magacaabay agaasime cusub (September 3, 2010)
Raiisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rshiid Cali Sharmaarke ayaa kulan uu la yeeshay golihiisa wasiirrada shalay gallinkii dambe wuxuu ku magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka cirka iyo d
Meydka Afar Askari oo Ka Tirsanaa Ciidamada AMISOM oo La Gaarsiiyey Kampala (September 2, 2010)
Kampala (ufayn.com): Meydka afar askari oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Ugandha kuwaasi oo lagu dilay magaalada muqdisho ayaa la gaarsiiyey magaalada Kampala ee caasimadda dalka Ugan
Qarax ay ku dhinteen 10 ayna ku dhaawacmeen 25 Qof oo Shacab ah (August 31, 2010)
Mogadisho (ufayn.com): Laba gaari oo minibus ah oo ah kuwa gaadiidka dadweyanaha ah ayaa waxaa ay miino kula qaraxday meel u dhaxeysa kulliyada Jaalle Siyaad iyo Xaruntii wasaarada gaashaandhiga. Toba
Yariisow: Wan Soo Dhaweyneynaa Ciidamo Dheeri Ah Oo Soomaaliya La Keeno (August 31, 2010)
Muqdisho (ufayn.com):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda FKMG Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay soo dhaweyneyso ciidamo dheeri ah oo la keeno gud
Xarakada Alshabaab oo sheegtay ineey guulo ka gaareen dagaal maanta ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada muqdisho (August 30, 2010)
Deegaanadii maalmihii lasoo dhaafay ay dagaalada aadka uculus ka dhacayeen oo maanta Nabdoonaan aan cago badan ku taagnayn ay kajirtay ayaa kusoo waramaya in Halkaas Afurkii Maqribkii kadib uu Dagaal
Duqa Degmadsa Boosaaso ayaa sheegay ineey dhowaan ku dhawaaqi doonaan Gole Degaan oo cusub (August 27, 2010)
Duqa degmada Boosaaso Mahamud Beeldaaje Faarax ayaa sheegay ineey dhawaan ku dhawaaqi doonaan Golaha Degaanka ee Degmada Bosaso Maalmaha Fooda nagu soo Haya iyadoo ay soo baxayaan Murashaxiin Faraba
Dastuurka cusub oo laga saaray shuruuda ah Madaxwaynaha wadanku inuu muslim yahay (August 27, 2010)
Dastuurka Qabyada ah ee Cusub oo la soo bandhigay oo aad u Khafiifiyey Shuruudaha laga doonayo qofka Madaxweynaha u noqonaya Qaranka Soomaaliya… Guddiga Dastuurka Federaalka Soomaaliya ayaa Khamii
Qof rayid ah oo lagu dilay caawa gudaha Magaalada Boosaaso (August 27, 2010)
Hal qof ayaa lagu dilay bartamaha magaalada Boosaaso, gaar ahaan agagaarka xarunta xawaalada Amal Bank ee gudaha magaalada Boosaaso. Nin ku hubeysan bistoolad ayaa la sheegay in uu madaxa ka toogta
Madaxweyne Shariif Sh Axmed oo Ka Hadley Qaraxii Hotel Muna ee Magalada Moqdisho (August 24, 2010)
Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay qaraxii maanta ka dhacay Hotel Muna ee magaaladda Muqdisho. Madaxweyne Shiikh Shariif wuxuu ugu horeyn tacsi u dir
Lix xildhibaan iyo shan sarkaal ayaa ku dhintay weerar is qarxin (August 24, 2010)
Afhayeenka Xarakada Shabaab, Shiikh Cali Maxamuud Raage ayaa sheegay inay fuliyeen weerar is qarxin ah oo ay ku dhinteen 33 qof, oo lagu qaaday hotel Muna oo ku yaal Muqdisho. Hotelka oo ku yaalla
Labo ka mid askarta Alshabaab oo weerar ismiidaamin ah ku qaaday Hotelka Muna ee magaalada Muqdisho (August 24, 2010)
Labo askari oo ka tirsan xarakada Al-Shabaab ayaa weeraray Hotel Muna waxayna dileen dadki banaanka joogay ka dibna waxay gudaha u galeen hotelka iyaga oo laayay xildhibaano farabadan. arinkaan oo
Dagaal dhexmaray ciidamada dowlada iyo Xisbul Islaam oo ka dhacay degmada Hodan ee magaalada muqdisho (August 22, 2010)
Degmada hodan ee magaalada muqdisho ayaa maanta barqadii waxaa ka dhacay dagaal aad u xoog badan kaas oo u dhexeeya ciidamada xisbul islaam iyo dawlada KMG ee Soomaalia. Dagaalkan ayaa ahaa mid lab
Ciidamada dalka Kenya oo qabtay Raashiin aan la aqoon cidda iska leh loona waday gud (August 20, 2010)
Dowladda Kenya ayaa gacanta ku dhigtay raashin ku siijeeday dalkeeda kaddib howl gal ay ciidamada Ammaanku ka sameeyeen xadka Soomaaliya iyo Kenya. Ciidamada booliska nuuca loo yaqaano AP ee ku s
 
    1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46   
buuraha u dhexeeya Magaalada Boosaso iyo tuulada Kalabayr ee gobolka bari(
xafaladii qalin jabinta ardayda maamulka iyo dhaqaalaha jamacada dalka suda
Sanad Guuradii 12aad ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Dowladda Puntland oo Siwey
Beeldaaje cali farax oo ka hadalay amaanka puntland.
waa qaybtii sedexaad iyo qaybtii afaraad ee muxaadaradii ka hadlaysay fidna
xafladii qalin jabinta jaamacada Vinnitsa National Medical University oo ay
Tahniyad dhalasho cawa iyo ayaan leh oo loo diraya Cabdul qaadir cumar iyo
Tahniyad dhalasho Mudane Maxed beldaje ali beldaje farax iyo Fatima Nabadoo
©Copyright UFayn.com 2010 all rights reserved

Design by: KWWebService