| Daldhis Trading Company - Bosaso - Somalia |
Daldhis Trading Company waa shirkad iibisa qalabka guryaha lagu sharaxo sida fadhiyada ,sariiraha, mashiinka cuntada, mashiinka lagu dhaqo dharka, talaagadaha, katabaanada
qalabka electirca shirkadu waa iibisaa sida mobilada . feerada. qaybsida koronta. nalalka.
shirkadu waxay kaloo iibisii mushamacyada , roogaga , daahyaasha iyo wixii la mid ah.
|
|
|