BBC
BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
VOA
voa 13:00 GMT
voa 16:00 GMT
voa 17:00 GMT
Somali News Links

Allpuntland  

Aayatiin

4somaliwomen

Ababshe 

Abaaqaroow

Alcarab

Afdheer

Allidamaale

Allkheyraad

AfNugaal

AllDalka  

AllGedo

Allmudug

Al-tawxii

AllSomali

Arlaadi.Com

Arlaadinet

Bartamaha

Baargaal Net

BBC Somaali

Biyokulule

Boocame

Burtinle Online

Calanka

Calmadoow  

Carmooyin

Dayniile

Gedonet

Halgan

Hiiraan.com 

HornAfrik Online

Idamaale.

Kismayo

Maktabada

Manaas

Midnimo.com

MarkaCadey.Net

Mudulood

Nugaal.net 

OLOL

Puntland news Media

Puntlandpost

Qalaafe

Qaranimo.com

RadioGaalkacyo  

Radio Garoowe

Radio Lascanod 1

Radio Nugaal

RAXANREEB

Ruunkinet

SBC Radio

Shabele

Somaali

Somaliaonline

Somali Six  

Somali Weyn

Somalilandnet.com

SomaliNet

Somalitalk.com   

Soomaalinew

Ufuroow

VOA SOMALI

Waamo Net

Widh-widh

Yamays

Yamayska  

 

 

askari ka mid ciidamada qalabka sida ee soomalia ayaa xukun dil ah lagu xukumay ka dib markii uu dilay qof dumar ah

madaxwaynaha puntland cabdirahman faroole ayaa sheegay inuu ka xun yahay is fahan la aanta dhexmartay madaxwaynaha somalia sheekh shariif sheekh ahmed

xaflad balaaran ayaa abaalmarin lagu gudoonsiiyay qayb ka mid ah ardayda wax ka barata dalka sudan ka dib tartankii quraanka kariimka ee ardayda.

Munaasabad ka dhacday garoowe ayaa waxaa lagu soo bandhigay qalab carsi Mashruucaan ayaa waxaan soo qaban qabiyey sadex Urur oo kala ah SMU,GVTC,EISEP....

Dowlada soomalia ayaa sheegtay in burburkii wadahadalka dowlada somalia iyo maamul goboleedka puntland ay masuul ka ahaayeen madaxda puntland.

waxaa caawa abaarihii laba saac dil loogu gaystay magaalada bosaso maxamed cabdi awaare oo ahaan jiray gudoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee gabolka bari,

dableey hubeeysan ayaa nin ganacsade ah ku dilay gudaha magaalada boosaaso xarunta ganacsiga ee maamulka puntland

Waxa laga soo qeylo dhaaminayaan abaarta ka jirta dagmada ufayn ee gobolka bari,taasoo saamayn wayn ku yeelatay degaano badan oo hoosyimada degmada ufayn

Wada Hadal ayaa dhexmaray Puntland iyo wafdigii dawladda KMG ah ee maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug....

Allaaha u naxariiste Waxa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ku Geeriyooday Maalmamo ka hor, Sheekhii Magaalada Bosaso Sheekh Xaaji Da’ad

Duqa dagmada bosaaso cabdirisaaq xareed ayaa Maanta ka hadlay ,Xadhiga Nabadoon Af-Guduud,iyo Qabashada Raga Ugaadeeniya iyo waliba xaalada degmada bosaaso.

nabadoonada gobolka bari oo wax laga xumaado ku tilmaamay falalka ka dhacaya gaalkacyo

dagaal la isku adeegsaday hubka culculus ayaa ka dhacay maanta magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug

maamulada puntland iyo soomaliland oo dagaal ku dhexmaray degmada xingalool

afhayeenka nabadoonada gobolka bari cabdicasiis afguduud ayaa xabsiga la dhigay

madaxweynaha yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa waxa ugu baaqay dhamaan bulshada caalamka in la taageero soomalia

Hay’ada Kaalo ee ka howlgasha deegaanada Puntland ayaa manta qabatay shirweyne looga hadlayo xaaladaha amaanka ee magaalada bosaaso

afhayeenka xarakada al shabaab al mujaahidiin ayaa sheegay ineey weerari doonan uganda iyo burundi

cadde muuse madaxwaynihii hore ee dowlada goboleedka puntland oo si heer sare loogu soo dhaweeyay magaalada bosaaso

wafdi ka socda qaramada midoowbay ayaa shalay galankii danbe soo gaaray magaalada gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug

ciidamada sirdoonka puntland ayaa xabsiga dhigay macalimiin wax ka dhiga magaalada boosaaso

dooni siday shidaal iyo qalab lagu qiyaasay 2 million dollar oo dab ku qabsaday gudaha dekeda bosaso

boqorka saudi arabi boqor abdalla ayaa booqasho labo maalmood ku jooga dalka syria

yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-Cadde) oo ka tirsan golaha Wasiirada ee dawladda Soomaaliya ayaa lagu xiray caasimada kambala ee uganda

Shiikh qardawi oo ugu baqay dalalka carabta iyo musliminta in la sameeyo mudaaraharaad si loogu gargaaro walaalahooda ku dhibaateesan qaza

Xarakatu Shabaab Al-Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam ayaa waxaa lagu soo waramayaa in xalay iyo shalay galab ay markale dagaalo ugu dhexmareen duleedka kismayo

xarakada dalibaan oo baneeyay goobo ay gacanta ku hayeen ka dib qasaare baaxad wayn oo ay u geesteen ciidamada xulufada ah ee reer galbeedka

beelihii ku dagaalamay deegaanka igdheys oo la filayo ineey dhawaaan heshiis hordhac ah saxiixdaan

midowga africa oo aad uga welwelsan dhaqaalihii ay midowga yurub siin jireen ciidamada africa ee ku sugan somalia oo la jaray

xaflada qalin jabin ah ee ardayda puntland ee dalka sudan , xafladaan oo si heer sare loo soo agaasimay

Madaxweynaha dawlada goboleedka puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo aaday deegaanka igdheys ee degmada ufayn ee gobolka bari

Madaxweynaha dawladda Puntland C/raxmaan Maxamed faroole ayaa gaaray shalay magaalada Boosaaso Madaxweynaha ayaa la kulmay Odayaal iyo Gudigii loo xilsaaray xalinta Mashaakilaadkii Ufeyn

Raysalwasaaraha Soomaaliya cumar cabdirashiid sharmaarke oo ka hadlay heshiiskii Jabuuti lugu saxiixay

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Madaxwaynaha dowlada goboleedka puntland

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka la baxay Somaliland

Madaxwaynaha dowlada goboleedka puntlandC/raxmaan Maxamuud Faroole iyo wafdi uu hoggaaminayey oo mudo bil ah safar ku maqnaaa ayaa dib ugu soo laabtay ...

Dagaalo iyo duqaymo isbar barsocday ayaa barqanimadii maanta waxa ay ka dhaceen degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

Midowga Africa ayaa geeyey caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ciidamadii ugu horeeyey oo ka socda dowladda Nayjeeriya

Free counter and web stats